𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐅𝐃𝐈 𝐔𝐔 𝐇𝐎𝐆𝐆𝐀𝐀𝐌𝐈𝐍𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐊𝐔 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐑𝐔𝐔𝐒𝐇𝐊𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo casuumad rasmi ah ka helay dhigiisa Guddoomiyaha Golaha Federaalka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Ruushka, ayaa maanta gaadhay caasimadda Moscow ee dalka Ruushka.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa, Inta ay ku sugan yihiin Magaalada Moscow ee dalka Ruushka waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaa masuuliyiinta sare ee labada aqal ee Baarlamaanka iyo xukuumadda Ruuska, iyagoo sidoo kale booqan doona goobo badan oo taariikhi ah.

Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐈𝐒𝐋𝐀-𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐐𝐀𝐗𝐎𝐎𝐓𝐈𝐆𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊𝐀𝐂𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀.

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.