𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay kulamo wadatashi ah ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxay go’aamiyeen in

kalfadhiga 8aad ee Baarlamanka 11aad uu rasmi ah furmi doonno maalinta Sabtida ah taariikhduna ku beegan tahay 1 Agoosto 2026.

 

Haddaba, Xildhibaannada iyo Senatarrada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa lagu wargalinayaa inay soo xaroodaan ka hor muddada la go’aamiyay ee furitaanka Kalfadhigga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya;

si loo sii ambaqaado gudashada waajibaadka Dastuuriga ah ee loo hayo dadwaynaha Soomaaliyeed.

Previous 𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗤𝗔𝗟 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗝𝗔𝗠𝗛𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗙𝗘𝗗𝗘𝗥𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗬𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔𝗬 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗗𝗔𝗥𝗗𝗔𝗥 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗙𝗨𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗔𝗟𝗙𝗔𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔 𝟴-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟭-𝗔𝗔𝗗.

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024