Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa uga qayb galay munaasabadda xuska 70 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Jamhuuriyadda Shiinaha

Muqdisho:- 30, Sabteembar 2019

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi  ayaa uga qayb galay munaasabadda xuska 70 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Jamhuuriyadda Shiinaha.

Dowladha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa leh xariir xooggan, soo jireen ah oo qota dheer iyo iskaashi salka ku haya danaha labada dowladood iyo labada shacab.

October 1, 1949 ayuu Shiinuhu noqday jamhuuriyad, waxaana sannad kasta isbuuca ugu horreeya October shiinaha iyo safaaradaha caalamka uu ku leeyahay lagu qabtaa munaasabo lagu weynenayo.

Previous Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare BFS ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka socotay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024