Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ka qeeyb galay munaasabad mahad celin xulashooda duqa muqdisho

Muqdisho:- 30,Sabteembar 2019

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudanayaasha Labada Aqal ayaa uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada Muqdisho.

Previous Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa uga qayb galay munaasabadda xuska 70 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Jamhuuriyadda Shiinaha

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.