𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟕-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝟏𝟏.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa go’aamiyey in Kalfadhiga 7-aad furmo Sabti, 20 September 2025.

Haddaba, Xildhibaannada iyo Sanatarrada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa lagu wargalinayaa inay soo xaroodaan.

Previous 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐍𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐒𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒, 𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐆𝐎𝐋𝐄 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐎𝐎 𝐌𝐈𝐃𝐄𝐘𝐍𝐀𝐘𝐀 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐅𝐑𝐈𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐒𝐈𝐘𝐀.

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024