Kulakii 8aad ee Kalfadhiga,ajanadaha ayaa ahaa; Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka

Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 8aad ee Kalfadhiga 6aad ayadoo Ajanadaha Kulanka uu ahaa:
Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka.
 
Hindise-Sharciyeedkaan waxaa akhrinta 1aad marsiiyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim. Waxaa sidoo kale Goob joog ahaa Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye).
 
Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ku wareejiyay Hindise-sharciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Guddiga Dhaqaalaha Aqalka Sare si ay uga gutaan wajib kooda uga aadan Hindise- sharciyeedkan.
Previous Golaha Aqalka Sare Kulankii 7aad ee kalfadhiga 6aad , Ajanadaha ;Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo qodabka  labaad oo ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.