Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shuurada Dalka Qatar

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa shir gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shuurada( Baarlamaanka) Qadar.

Labada Guddoomiye aya ka wada hadlay xooninta xiriirka Labada Baarlaamaan iyo is dhaafsiga waaya-aragnimada Sharci-dejineed ee labada Aqal

Previous Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka qeeyb galay Shirka 7aad ee IPU ee la dagaalanka Musuq maasuqa

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.