Baaq Nabadeed ee Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Aqalka Sare uu u diray beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo

Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhawaad muddo ka badan saddexdii isbuuc ee lasoo dhaafay.

Fadlan halkaan Guji si aad u akhriso faahfahinta  : Baaq Nabadeed

Previous R/wasaarihii hore ee Soomaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday Ingiriiska

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.