Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhawaad muddo ka badan saddexdii isbuuc ee lasoo dhaafay.
Fadlan halkaan Guji si aad u akhriso faahfahinta : Baaq Nabadeed