Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan laqaatay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan laqaatay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam oo Booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa kahor jeediyay warbixin  Guddiga joogatada Aqalka Sare asaga oo ku soo dhaweeyay Madaxeeynaha DG Jubbaland oo ay la socdaan Wafdi ay kamid yihiin xubno Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo sidoo kale Warbixin kahor jeediyay Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ee BFS.
Previous Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan la qaatay Madaxeeynaha Doowlad Goboleedka Puntland

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.