Guddiga Kheeyraadka Qaranka ayaa kulan La-tashi Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya

Guddiga Kheyraadka Qaranka ,Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalak Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan La-tashi ah oo kusaabsan Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya.Shirkaan ayaa Maanta ka furmay Magalaada Muqdisho

 

Previous Kulanka La-tashi Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ee Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024