kulan Wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Akhrinta 1aad e Miisaaniyadda 2020ka ee dalka

kulanka Wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Akhrinta 1aad e Miisaaniyadda 2020ka ee Dalka ayaa qabsoomay 20,Nofeembar 2019.

Guddoonka Labada Aqal Ayaa goob joog ahaa, ayadoo ay senatarada iyo xildhibaanada Labada gole ka soo qeeyb galeen.

Previous Shirka Ka-tashiga Hindise -Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Golaha Aqalka Sare iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.