Madasha Aqoon-Isweeydaarsiga Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada Doowladaha Xubnaha ka ah DFS

Waxaa soo idlaaday Madasha Aqoon-Isweeydaarsiga Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada Doowladaha Xubnaha ka ah Doowlada Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya Aqoon-isweedaarsigan ayaa ayadoo u socday 2 maalinta.
Shirkan ayaa lagu qabtay Xarunta Golaha Aqalka Sare.
Gababagabada Kulanka ayaa laga soo saaray war-murtiyeedkan:
Fadlan Guji Mereegta :Warmurtiyeed
Previous Kulan wadajir ah ee labada Gole ee BFS ay yeesheen Ajendahuna ahaa U Codeynta Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Xildhibaanada BFS ee 2020/2021, ayada oo ay codeeyay aheeyd

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.