GUDDIGA DHAQAALAHA, MALIYADDA, GANACSIGA, WARSHADAHA, ISGAARSIINTA IYO DALXIISKA

Waajibaadka Guddigan waxaa kamid ah:

  1. Inay u yeeri karaan cid kasta oo xiriir la leh waajibaadkooda shaqo.
  2. Ka tala bixinta iyo u kuurgelidda siyaasada Gancsiga Dalka.
  3. Ka tala bixinta iyo u kuurgelidda Siyaasadda Horumarinta Warshadaha.
  4. U kuurgalka Shuruucda ilaalinta xuquuqda gaarka ah ee ganacsiga (Patent rights).
  5. 5. U kuurgelidda dhamaan hawlaha Hay’adaha Maaliyadda ee dowladda.
  6. U kuurgalka shuruucda ilaalinta tayada ganacsiga la soo waarido iyo nooca wax soo saarka Warshadaha (quality control laws).
  7. Ka tala bixinta siyaasada Warshadaha.
  8. Ka tala bixinta siyaasada Isgaarsiinta.
  9. Ka tala bixinta siyaasada Dalxiiska.
  10. In labadii biloodba warbixin qoraal ah u soo gudbiyaan Aqalka Sare.
  11. Xirriir kasta oo Guddigu la sameynayo jiha kasta oo shaqo kala dhaxayso waa inuu ahaadaa mid qoraal ah.

Dukumintiyada Guddiga

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024