Guddigaan wuxuu u qaabilsan yahay Golaha Aqalka Sare siyaasadaha, la xisaabtanka xukuumada iyo shuruucda ee la xiriira amniga iyo difaaca Qaranka
Guddigaan wuxuu u qaabilsan yahay Golaha Aqalka Sare siyaasadaha, la xisaabtanka xukuumada iyo shuruucda ee la xiriira amniga iyo difaaca Qaranka
Inay u yeeri karaan cid kasta oo xiriir la leh waajibaadkooda shaqo.
Hub ka dhigista dadweynaha.
Dhaqan celinta maleeshiyooyinka.
Illaalinta Xuduuda Dalka.
La socodka la dagaalanka tahriibka, maandooriyayaasha, burcadda barriga iyo tan badda.
La socodka la dagaalanka kooxaha argagixisada.
Guddigan wuxuu korjoogtaynayaa Guddiga Amniga Qaranka.
La socodka Arrimaha socdaalka iyo jinsiyidda.
La socodka Arrimaha Ciidanka xooga dalka, Boliiska, nabad sugidda iyo asluubta.
La socodka Qorshaha Qaran ee amniga iyo xasilinta dalka.
Inay labadii biloodba warbixin qoraal ah u soo gudbiyaan Aqalka Sare.
Xiriir kasta oo guddigu la sameynayo jiha kasta oo shaqo kala dhaxayso waa inuu ahaadaa mid qoraal ah.
Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm