GUDDIGA HAWEENKA AQALKA SARE OO KULAMO KHIBRAD WADAAG AH LA QAATAY MASUULIYIIN KA TIRSAN DALKA RUWANDA

Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo ku guda jira hawlo shaqo oo ay ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa maanta mar kale booqasho ku kala bixiyay xafiisyada Golaha Sare ee Ruwanda, xarunta la socodka arrimaha Haweenka iyo xarun lagu daryeelo laguna raadiyo xaquuqda dadka xadgudubyada loo geystay gaar ahaan Haweenka xadgudubyada lakulmay.

Inta ay ku guda jireen booqashooyinkooda xubnaha guddiga Haweenka Aqalka Sare, waxa ay warbixinno ka dhagaystaeen masuuliyiintii ay kula kulmeen goobaha ay booqdeen.

 

Previous GUDDIGA HAWEENKA AQALKA SARE OO KULAMO MIDHO-DHAL AH IYO BOOQASHO KU SAMEEYAY HAY’ADAHA DALKA RUWANDA.

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024