Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa qaabilay safiirka dalka UK ufadhiyo Soomaaliya

Muqdisho:-Khamiis  18,Luulyo 2019

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa qaabilay safiirka dalka UK ufadhiyo Soomaaliya Mudane Ben Fender.

Guddomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka.Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen xaladaha doowladaha xubnaha ka ah Doowlada Federaalka oo ay dorashooyin ku soo fool leeyihiin iyo Shuruucda hor yaalo Aqalka Sare.Kulanka ayaa guud ahaan kusoo idlaaday isaf-garad

Previous Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Horumarinta Baarlamaannada Addunka

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.