Kusaabsan Guddiyada

Guddiyada Golaha Aqalka Sare

Guddiyada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalku  waa halbowlaha socodsiinta howlaha xeer dejinta ee Baarlamaannada, waana halka looga baaraandego, laguna turxaan bixiyo dhammaan howlaha uu qabto gole Baarlamaan.

Guddiga Xeer-hoosaadka

Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatarrada Aqalka Sare ee BJFS
Sii Akhri

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, ‎Warfaafinta Iyo Dhaqanka‎
Sii Akhri

Guddiga Kheyraadka Qaranka

Guddiga Kheyraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha & Gaadiidka. ‎ Guddi Hoosaadyada Guddiga ‎
Sii Akhri

Guddiga Difaaca iyo Amniga

Guddiga Difaaca iyo Amniga ‎
Sii Akhri

Guddiga Arrimaha Dibadda

Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, ‎Maalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.‎
Sii Akhri

Guddiga Garsoorka

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul insaanka, ‎Haweenka iyo Carruurta Aqalka Sare ee BJFS
Sii Akhri

Guddiga Arrimaha Gudaha

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib- u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo xirriirka DXDF.
Sii Akhri

Guddiga Maaliyadda

Guddiga Dhaqaalah,Maaliyadda,Ganacsiga,Warshadaha,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
Sii Akhri

Guddiga Dastuurka

Guddiga La Socodka Dib-u-eegista, Dhaqangelinta Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.
Sii Akhri

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024