Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka,Haweenka iyo Caruurta
Aqalka Sare • Guddiyada

Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka,Haweenka iyo Caruurta

Guddigaan wuxuu u qaabilsan yahay Golaha Aqalka Sare siyaasadaha, la xisaabtanka Xukuumadda, iyo shuruucda ee la xiriira garsoorka, arrimaha diinta iyo awqaafta, xuquuqul insaanka, haweenka iyo carruurta.

Sen.Naciima Xasan Xaaji Maxamuud
1 / 5
Sen.Naciima Xasan Xaaji Maxamuud
Guddomiyaha Guddiga
Ku saabsan Guddiga

Ujeeddada Guddiga

Guddigaan wuxuu u qaabilsan yahay Golaha Aqalka Sare siyaasadaha, la xisaabtanka Xukuumadda, iyo shuruucda ee la xiriira garsoorka, arrimaha diinta iyo awqaafta, xuquuqul insaanka, haweenka iyo carruurta.

Waajibaadka

Arrimaha Hoos Imaanaya Guddiga

1

Inay u yeeri karaan cid kasta oo xiriir la leh waajibaadkooda shaqo

2

Hubinta madaxbannanida Garsoorka

3

Ka baaraandegista Shuruucda la xiriirta hayadaha Garsoorka & Garsoorayaasha

4

La socodka cabashooyinka bulshada ee la xiriira Arrimaha Garsoorka iyo Gardoonka.

5

La socodka Howlaha Shaqo ee Guddiga Adeegga Garsoorka.

6

La socdka Arrimaha Xabsiyada iyo Maamulkooda.

7

Xafiiska Gardoonka sida ku xusan Dastuurka ku meel gaarka ah iyo Xeerka Federaalka.

8

Xaqiiqa raadinta ku saabsan xadgudbyada ka dhanka ah Xuquuqda Bani’aadamka.

9

Ka tala bixinta Arrimaha Caddaalada xilliga kala guurka ah. (Transitional Justice) iyo tacaddiyaada la geystay iska raaligelintooda.

10

Xuquuqul Insaanka.

11

Dadka naafada/curyaanka ah.

12

Ilaalinta xuquuqda dhalaanka.

13

Ilaalinta xuquuqda dadka waayeelka ah.

14

Arrimaha jinsiga (lab/dheddig).

15

Dadka gudaha ku barakacay.

16

Ka talabixinta iyo u kuur-gelidda arrimaha la xariira Barashada & faafinta diinta Islaamka.

17

Ka tala-bixinta hawlaha la xiriira Maamulka Masaajidda, Xajka & Cimarada iyo hawlaha kheyriga ah.

18

Inay labadii biloodba warbixin qoraal ah u soo gudbiyaan Golaha Aqalka Sare

19

Xiriir kasta oo Guddigu la sameynayo jiha kasta oo shaqo kala dhaxayso waa inuu ahaadaa mid qoraal ah.