Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta shir-guddoomiyey Kalfadhiga 8-aad, […]
Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay buugga 𝗛𝗮𝘆𝗯𝘀𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 oo uu qoray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa lagu qabtay masraxa Shariif Saalax ee […]
Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ay hoggaaminaysay Sen. Zamzam Daahir Maxamuud, oo ah xubin ka tirsan Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), ayaa ka qeyb galay Shirweynaha […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Dimuqraadiga Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim. Kulanka oo mid isbarasho ahaa ayay Guddoomiyaha […]
Shirka 7-aad ee Ururka Xoghayayaasha Baarlamaannada Afrika oo muddo laba maalmood ah ka socday xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika ee magaalada Midrand, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay. Shirka muddada […]
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa ka qayb galay Shirka 7-aad ee Sannadlaha ah ee Ururka Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Afrika, kaas oo maanta si rasmi […]
uddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA). Kormeerka waxaa hoggaaminaysay Guddoomiyaha […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 8-aad, kaas oo ajandihiisu ahaa akhrinta 3-aad ee Hindise Xeereedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 8-aad, […]
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, kuwaas oo […]
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada […]
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare, ayaa maalintii saddexaad ku guda jira akhrinta, falanqaynta iyo turxaan-bixinta Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Adeegga Saadaasha Hawada iyo Cimilada. Xubnaha Guddiga […]
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga […]
Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta, arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda, ayaa maanta qabtay […]