𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐗-𝐊𝐀-𝐁𝐄𝐃𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐊𝐌𝐆.

Muqdisho, Febraayo 14, 2024: Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐃𝐄𝐄𝐘𝐀𝐘 𝐗𝐈𝐋𝐈𝐆𝐀 𝐋𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐆𝐄𝐋𝐀𝐘𝐎 𝐂𝐔𝐓𝐔𝐁𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐆𝐔 𝐇𝐎𝐑𝐄𝐄𝐘𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa […]

𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐄𝐄𝐋𝐌𝐀𝐑𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐇𝐎𝐖𝐋-𝐆𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐋𝐈𝐈𝐋𝐓𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐘𝐈𝐃𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 7-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Saddexaad ee […]

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024