Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 6-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Seddexaad ee Hindise […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo […]