Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu weheliyo guddoomiye Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa […]
Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo ay hoggaaminayso Guddomiyaha guddiga haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Jayte, ayaa safar ku gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş. Kulanka oo ku […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka […]
Ku simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka […]
Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde} oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo ku xigeennadiisa […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi […]
Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde} oo ay weheliso Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Xaaji Yaasiin […]
BARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMALIYA OO WALI KU GUDDA JIRA KA DOODISTA CUTUBKA 2AAD EE DASTUURKA KMG AH.
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka […]
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta daaf-furay shirka latashiga Hay’adaha dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Maamullada kale ee […]
Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) oo ay weheliso Guddoomiyaha Gudddiga Haweenka Golaha Shacabka Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow iyo xubno kale oo ka tirsan Guddiyada Haweenka […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 18-aad […]