Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
July 30, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍 𝐈𝐒-𝐖𝐄𝐘𝐃𝐀𝐀𝐑𝐒𝐈 𝐀𝐇, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐔𝐆𝐀 𝐁𝐈𝐋𝐀𝐀𝐌𝐀𝐘 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐒𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒, 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐈𝐈𝐍𝐀𝐇𝐀.

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa maanta ka qayb galay tababar Aqoon is-weydaarsi ah uga bilaamay magaalada Beijing kaas oo […]

Continue Reading
July 16, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐌𝐍𝐈𝐆𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐈𝐅𝐀𝐀𝐂𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐆𝐀𝐁𝐀-𝐁𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐋𝐀𝐁𝐀 𝐂𝐈𝐒𝐇𝐎 𝐔𝐆𝐀 𝐒𝐎𝐂𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐌𝐔𝐐𝐃𝐈𝐒𝐇𝐎 𝐀𝐘𝐍𝐀 𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐄𝐄𝐍 𝐁𝐀𝐇𝐃𝐀 𝐀𝐌𝐍𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta soo gaba-gabeeyey tababar laba cisho uga socday magaalada Muqdisho ayna ka soo qayb galeen hay’addaha Amniga gudaha […]

Continue Reading
July 15, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐌𝐍𝐈𝐆𝐀 𝐃𝐈𝐅𝐀𝐀𝐂𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐒𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐊𝐎𝐑 𝐋𝐔𝐔𝐆𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐅𝐀𝐇𝐀𝐌𝐊𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 𝐖𝐀𝐀𝐉𝐈𝐁𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐎 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐌𝐍𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo soo qaban qaabiyey tababar lagu xoojinaayo fahamka guud ee masuuliyadaha iyo waajibaadka shaqo ee Guddiga Amniga iyo Hay’addaha […]

Continue Reading
July 9, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐑𝐒𝐎𝐎𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐎𝐎𝐃𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐊𝐔𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐈𝐋𝐒𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐈𝐈𝐂𝐃𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐀𝐃𝐀𝐌 𝐒𝐌𝐈𝐓𝐇 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐍𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍𝐀𝐋.

Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay mid ka mid ah madaxda sare ee […]

Continue Reading
July 7, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐔𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐆𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐌𝐔𝐍𝐀𝐀𝐒𝐀𝐁𝐀𝐃 𝐗𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆 𝐋𝐀𝐆𝐀𝐆𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐃𝐇𝐈𝐒𝐌𝐀𝐘𝐀𝐀𝐋 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐎𝐎 𝐀𝐘 𝐘𝐄𝐄𝐋𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐍𝐅𝐔𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐃.

Guddoomiyaha Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno guddiga ka mid ah oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan xukuummadda […]

Continue Reading
July 2, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐑𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐊𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐈𝐋𝐀𝐘 𝐒𝐀𝐅𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐒𝐇𝐈𝐈𝐍𝐀𝐇𝐀 𝐔 𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐘𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.

Guddoomiyaha AQalka Sare ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, waxayna ka wada hadleen adkaynta iyo xoojinta xidhiidhka […]

Continue Reading
July 2, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐉𝐅𝐒 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐌𝐔𝐍𝐀𝐀𝐒𝐀𝐁𝐀𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐀𝐅 𝐀𝐇 𝐎𝐎 𝐋𝐔𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐗𝐈𝐃𝐇𝐀𝐀𝐘𝐄𝐘 𝐓𝐎𝐃𝐎𝐁𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐗𝐎𝐑𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀.

Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo gaba-gabeynaayey maalmaha xorriyada ee sanno guurada ka soo wareegtay maalintii ay isku biireen Gobolada Waqooyi iyo Gobolada kofuureed, iyadoo ka soo wareegtay 65 […]

Continue Reading
June 21, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐈𝐍 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐁𝐄𝐑𝐑𝐈 𝐀𝐇 𝐔𝐔 𝐒𝐈 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐔 𝐗𝐈𝐃𝐇𝐌𝐈 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐎 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟔-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝟏𝟏-𝐀𝐀𝐃 .

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyaga oo gudanaya waajibaadka Dastuuriga ee ku xusan Qodobbada 66-AAD (2 ) iyo 74-AAd ( 2 ) ee Dastuurka KMG ah, iyo […]

Continue Reading
June 19, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐗𝐎𝐆𝐇𝐀𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐔𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀.

Xoghayaha guud Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS mudane Cabdinaasir Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeybgalay kulan wadatashi ah oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaranka, […]

Continue Reading
June 18, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐈𝐒𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐈𝐍 𝐋𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐂𝐃𝐀 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌𝐊𝐀 𝐔 𝐀𝐇 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMudane […]

Continue Reading
June 6, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐃𝐈𝐁 𝐔𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐋𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐘.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminaayay oo safar shaqo ugu maqnaa wadanka Ruushka ayaa maanta dalka dib […]

Continue Reading
June 6, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐊𝐔-𝐒𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐇𝐍𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐊𝐔 𝐗𝐈𝐆𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐈𝐈𝐃𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐀𝐅𝐎 𝐔 𝐃𝐈𝐑𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, wuxuu hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaaan […]

Continue Reading
June 6, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐅𝐃𝐈𝐆𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐋𝐈 𝐊𝐔 𝐒𝐔𝐆𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐑𝐔𝐔𝐒𝐇𝐊𝐀, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐓𝐗𝐀𝐅𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐄𝐗𝐄 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐊𝐈𝐈 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐀𝐃𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan Magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, waxay maanta booqdeen Matxafka Dhexe ee Dagaalkii […]

Continue Reading
June 4, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝟓𝟗𝟏-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐑𝐔𝐔𝐒𝐇𝐊𝐀, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐇𝐔𝐃𝐁𝐀𝐃 𝐃𝐇𝐈𝐍𝐀𝐂𝐘𝐎 𝐓𝐀𝐀𝐁𝐀𝐍𝐀𝐘𝐒𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐄𝐄𝐃𝐈𝐘𝐄𝐘.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta ka qayb galay kulanka guud […]

Continue Reading
June 4, 2025 - In Warar By Media Department 0 comments

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐊𝐔 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐑𝐔𝐔𝐒𝐇𝐊𝐀, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐉𝐈𝐃𝐊𝐀 𝐂𝐀𝐓𝐇𝐄𝐃𝐑𝐀𝐋𝐊𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa booqday maanta masajidka cathedralka ee Moscow, waxaana ku […]

Continue Reading
  • Previous
  • 1
  • ...
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • 7
  • ...
  • 13
  • Next

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.