𝐃𝐀𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐉𝐈𝐆𝐀 𝟐𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐋𝐀𝐓𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐀𝐇𝐀 𝐄𝐄 𝐂𝐔𝐓𝐔𝐁𝐘𝐀𝐃𝐀 𝟓-𝟗 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sh. Aadan Maxamed Nuur “Madoobe”, ayaa maanta si rasmi […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐒𝐈 𝐃𝐈𝐈𝐑𝐀𝐍 𝐋𝐎𝐎𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐎𝐖𝐄𝐄𝐘𝐀𝐘 𝐆𝐀𝐑𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐂𝐀𝐃𝐃𝐄.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaraha Caalamiga ah ee […]

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐈𝐒𝐓𝐈𝐂𝐌𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐈𝐋𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐇.

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay […]

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay […]

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2026