𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐀𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄-𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐒𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐀𝐃𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta shir-guddoomiyey Kalfadhiga 8-aad, […]

𝐌𝐔𝐍𝐀𝐀𝐒𝐀𝐁𝐀𝐃 𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐎𝐎 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐀𝐍𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐁𝐔𝐔𝐆𝐆𝐀 𝐇𝐀𝐘𝐁𝐒𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐐𝐀𝐍𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐎𝐎 𝐔𝐔 𝐐𝐎𝐑𝐀𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈.

Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay buugga 𝗛𝗮𝘆𝗯𝘀𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 oo uu qoray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa lagu qabtay masraxa Shariif Saalax ee […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐎𝐑𝐌𝐄𝐄𝐑 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐎 𝐊𝐔 𝐓𝐀𝐆𝐀𝐘 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐑𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐌𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 (𝐒𝐎𝐃𝐌𝐀).

uddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA). Kormeerka waxaa hoggaaminaysay Guddoomiyaha […]

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐒𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐊𝐇𝐋𝐈𝐆𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 8-aad, […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐗𝐎𝐆-𝐖𝐀𝐑𝐄𝐘𝐒𝐈 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑 𝐊𝐔-𝐗𝐈𝐆𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐄𝐄𝐆𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀.

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐄𝐘𝐒𝐓𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐔𝐔𝐋𝐈𝐘𝐈𝐈𝐍 𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐂𝐃𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐓𝐀𝐌𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐗𝐅𝐒.

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare, ayaa maalintii saddexaad ku guda jira akhrinta, falanqaynta iyo turxaan-bixinta Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Adeegga Saadaasha Hawada iyo Cimilada. Xubnaha Guddiga […]

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐒 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐋𝐀𝐁𝐀 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃 𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga […]