Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxeeynaha Doowlad Goboleedka Puntland. Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senatar Mowliid […]
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Caalimaga Adan Cabdule Cusmaan saakey ,ayagoo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee […]
Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,Senatar Mowliid Xuseen Guhaad ayaa shalay gaaray Degmooyinka Garbahaarrey iyo Baladxaawo, iyadoo ujeedka uu ahaa dhagax […]
Guddomiyaha Aqalka Sare -BFS ayaa shir guddomiyaha kulanka 5 aad ee kalfadhiga 7aad , Ajendaha:Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka.
Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS Senator Abdi xaashi Abdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada #Garoowe oo ay uga qeyb galeen […]
Wafdi heer Sare ah oo uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudne Cabdi Xaashi Cabdullaahi hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland; si ay […]
Go’aanka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Ku Aaddan Been-abuurka Lagu Sameeyay Xeerarkii ay Guddiga Wada-jirka ah ee BFS u soo gudbiyeen Guddoonka Labada Aqal ee BFS kuna -saabsanaa “Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka […]
omidda Shirka looga arrinsanayo hanaanka lagu geli doono doorashooyinka Qaranka ee 2020/2021 si loo helo hab iyo hanaan raalli la isaga yahay oo dooroshoashada lagu galo: Fadlan halkaan hoose ka […]
Isniin May ,25 2020 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankii 2aad ee wada-jirka ah ee Guddiyada Joogtada ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeeshay Hoolka Golaha Shacabka- Villa […]
Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhawaad […]
Golaha aqalka sare ayaa tacsi u diray mudana nuur Cadde (halkaan Riix)
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow ayaa Goalaha Aqalka […]
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 38aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Kulanka […]
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 36aad iyo 37aad ee Kalfadhiga 6aad ayadoo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senatar Cabdi […]
Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhoowrka Guud ee Qaranka. Kulankii 36aad ee Kalfadhiga 6aad ayada uu shir Guddominayo Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Kulanka Waxaa […]