𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐄𝐄𝐋𝐌𝐀𝐑𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐇𝐎𝐖𝐋-𝐆𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐋𝐈𝐈𝐋𝐓𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐘𝐈𝐃𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 7-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Saddexaad ee […]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.