Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
August 27, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Caalimaga Adan Cabdule Cusmaan saakey ,ayagoo gaaray magaalada Dhuusamareeb  ee […]

Continue Reading
August 17, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare oo mashaariic horumarineed ka Dhagax dhigay Gedo

Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,Senatar Mowliid Xuseen Guhaad ayaa shalay gaaray Degmooyinka Garbahaarrey iyo Baladxaawo, iyadoo ujeedka uu ahaa  dhagax […]

Continue Reading
August 16, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka

Guddomiyaha Aqalka Sare -BFS ayaa shir guddomiyaha kulanka 5 aad ee kalfadhiga 7aad , Ajendaha:Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka.

Continue Reading
July 19, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS ,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS Senator Abdi xaashi Abdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada #Garoowe oo ay uga qeyb galeen […]

Continue Reading
July 15, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Wafdi Uu Hoggaaminayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Ayaa Gaaray Magaalada Garoowe

Wafdi heer Sare ah oo uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudne Cabdi Xaashi Cabdullaahi hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland; si ay […]

Continue Reading
June 24, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Go’aanka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Ku Aaddan Been-abuurka Lagu Sameeyay Xeerarkii ay Guddiga Wada-jirka ah ee BFS

Go’aanka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Ku Aaddan Been-abuurka Lagu Sameeyay Xeerarkii ay Guddiga Wada-jirka ah ee BFS u soo gudbiyeen Guddoonka Labada Aqal ee BFS kuna -saabsanaa “Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka […]

Continue Reading
June 13, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Go’aan maamul Golaha Aqalka Sare ee BFS Magacaabista Guddiga isu-keenista madaxda labada heer Dowladeed

omidda Shirka looga arrinsanayo hanaanka lagu geli doono doorashooyinka Qaranka ee 2020/2021 si loo helo hab iyo hanaan raalli la isaga yahay oo dooroshoashada lagu galo: Fadlan halkaan hoose ka […]

Continue Reading
May 25, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Kulan Wadajir ah ee Guddiyada Joogtada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Isniin May ,25 2020 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankii 2aad ee wada-jirka ah ee Guddiyada Joogtada ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeeshay Hoolka Golaha Shacabka- Villa […]

Continue Reading
April 4, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Baaq Nabadeed ee Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Aqalka Sare uu u diray beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo

Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku diriray Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhawaad […]

Continue Reading
April 2, 2020 - In Warar By admin 0 comments

R/wasaarihii hore ee Soomaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday Ingiriiska

Golaha aqalka sare ayaa tacsi u diray mudana nuur Cadde (halkaan Riix)

Continue Reading
February 12, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow ayaa Goalaha Aqalka […]

Continue Reading
February 12, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Akhrinta 2aad ee Hindise-sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 38aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Kulanka […]

Continue Reading
February 9, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Akhrinta 2aad iyo Akhrinta 3aad marsiiyey Hindise -sharciyeedka Duulista Rayidka.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 36aad iyo 37aad ee Kalfadhiga 6aad ayadoo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senatar Cabdi […]

Continue Reading
February 9, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhoowrka Guud ee Qaranka.

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhoowrka Guud ee Qaranka. Kulankii 36aad ee Kalfadhiga 6aad ayada uu shir Guddominayo Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Kulanka Waxaa […]

Continue Reading
February 8, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise- sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise- sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal. Kulankii 35aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu Ajandaha Kulanka […]

Continue Reading
  • Previous
  • 1
  • ...
  • 12
  • 13
  • 14
  • 15
  • 16
  • ...
  • 18
  • Next

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.