Gudoomiyaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka Qeyb galay Munaasabadda 21 guurada ka soo wareegatay Aas aaska Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Ayadoo maantay loo aqoonsaday maalinta Abwaanada.

  Gudoomiyaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka Qeyb galay Munaasabadda 21 guurada ka soo wareegatay Aas aaska  Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Ayadoo maantay […]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.