Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay aas-aaska gole cusb oo mideynaya Baarlamaannada qaaradaha Afrika iyo Asiya oo lagu qabtay Magaaladda Beirut ee […]
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka koowaad kalfadhiga todobaad Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Fanaaniinka geeridii […]
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan xoojinta iyo fahamka habraacyada dib u eegista […]
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta daah furay tababar ku saabsan xoojinta iyo fahamka habraacyada dib u eegista […]
Xildhibaannno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladda Beijin dalka Shiinaha una jooga aqoon kororsi iyo cilmi baadhis ayaa maanta booqday Shirkadda Beijing BBEF […]
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa maanta ka qayb galay tababar Aqoon is-weydaarsi ah uga bilaamay magaalada Beijing kaas oo […]
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta soo gaba-gabeeyey tababar laba cisho uga socday magaalada Muqdisho ayna ka soo qayb galeen hay’addaha Amniga gudaha […]
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo soo qaban qaabiyey tababar lagu xoojinaayo fahamka guud ee masuuliyadaha iyo waajibaadka shaqo ee Guddiga Amniga iyo Hay’addaha […]
Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay mid ka mid ah madaxda sare ee […]
Guddoomiyaha Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno guddiga ka mid ah oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan xukuummadda […]
Guddoomiyaha AQalka Sare ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, waxayna ka wada hadleen adkaynta iyo xoojinta xidhiidhka […]
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo gaba-gabeynaayey maalmaha xorriyada ee sanno guurada ka soo wareegtay maalintii ay isku biireen Gobolada Waqooyi iyo Gobolada kofuureed, iyadoo ka soo wareegtay 65 […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyaga oo gudanaya waajibaadka Dastuuriga ee ku xusan Qodobbada 66-AAD (2 ) iyo 74-AAd ( 2 ) ee Dastuurka KMG ah, iyo […]
Xoghayaha guud Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS mudane Cabdinaasir Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeybgalay kulan wadatashi ah oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaranka, […]