𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐑𝐒𝐎𝐎𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐈𝐒𝐗𝐎𝐆𝐖𝐀𝐑𝐄𝐘𝐒𝐈 𝐀𝐇.

Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta ee Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadka uu u xilsaaranyahay ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee kalfadhiga 6-aad ee […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐁𝐔𝐔𝐓𝐈.

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐁𝐔𝐔𝐓𝐈. Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐅𝐃𝐈 𝐔𝐔 𝐇𝐎𝐆𝐆𝐀𝐀𝐌𝐈𝐍𝐀𝐘𝐎 𝐎𝐎 𝐒𝐈 𝐃𝐈𝐈𝐑𝐀𝐍 𝐋𝐔𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐁𝐔𝐔𝐓𝐈.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jabuuti. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran […]

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024