𝐌𝐀𝐃𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄 𝐗𝐀𝐒𝐀𝐍 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐇 𝐎𝐎 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐘 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐋𝐈𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒.

Fadhiga Furitaanka kalfadhiga lixaad labada aqal ee Baarlamaanka JFS, oo uu maanta si rasmi ah u furay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa shir guddoomyay Guddoomiyaha […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐄𝐄𝐑𝐈𝐃𝐀 𝐊𝐔 𝐓𝐈𝐌𝐈𝐃 𝐅𝐀𝐍𝐀𝐀𝐍𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐓𝐄𝐄𝐘 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐍𝐔𝐔𝐑 (𝐌𝐀𝐍𝐎𝐎𝐆𝐓𝐎)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Fanaaniinta Soomaaliyeed […]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.