𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁-𝐗𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝐊𝐀
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐓𝐈𝐌𝐀𝐂𝐀𝐃𝐃𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐊𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐖𝐀𝐊𝐈𝐈𝐋𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐐𝐎𝐎𝐘𝐈 𝐁𝐀𝐑𝐈.
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐈𝐒𝐋-𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐔𝐔𝐋𝐈𝐘𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐖. 𝐓𝐀𝐌𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀.
𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊𝐀𝐂𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀’𝐘𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀.

Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari,

//
October 7, 2025

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha

//
October 1, 2025

Guddiyada Golaha Aqalka Sare

Guddiga Dastuurka

Guddiga La Socodka Dib-u-eegista, Dhaqangelinta Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.

Read More

Guddiga Maaliyadda

Guddiga Dhaqaalah,Maaliyadda,Ganacsiga,Warshadaha,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Read More

Guddiga Arrimaha Gudaha

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib- u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo xirriirka DXDF.

Read More

Guddiga Garsoorka

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul insaanka, ‎Haweenka iyo Carruurta Aqalka Sare ee BJFS

Read More

Guddiga Arrimaha Dibadda

Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, ‎Maalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.‎

Read More

Guddiga Difaaca iyo Amniga

Guddiga Difaaca iyo Amniga ‎

Read More

Guddiga Kheyraadka Qaranka

Guddiga Kheyraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha & Gaadiidka. ‎ Guddi Hoosaadyada Guddiga ‎

Read More

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, ‎Warfaafinta Iyo Dhaqanka‎

Read More

Guddiga Xeer-hoosaadka

Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatarrada Aqalka Sare ee BJFS

Read More

Dukumintiyada, Raadraaca Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda

Single Tab with Background Image

DOKUMINTIYADA GOLAHA AQALKA SARE

1
Thumb Dastuurka/ Dastuurka

Open 1.15 MB 2025-02-19 February 19, 2025 2025-02-19 February 19, 2025
1 Items
1.15 MB
Thumb Shuruucda/ Shuruucda

Open 0 B 2025-02-17 February 17, 2025 2025-02-19 February 19, 2025
0 Items
0 B
Thumb Warbixinada-Golaha/ Warbixinada-Golaha

Open 21.63 MB 2025-02-17 February 17, 2025 2025-03-02 March 2, 2025
1 Items
21.63 MB
Thumb Xeer-hoosaadka/ Xeer-hoosaadka

Open 16.57 MB 2025-02-19 February 19, 2025 2025-02-19 February 19, 2025
1 Items
16.57 MB

0

d8b2e27def

Kulamada iyo Shirarka

February 2025 Calendar

February 2025

Su Mo Tu We Th Fr Sa
Fadhi Gole laxaqiijiayay
Fadhi Gole Suurtagal ah
Kulan Guddi
Munaasabad gaar ah

KULAMADA & SHIRARKA

Aqalka Sare

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024