Blog

𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐈𝐁 𝐔 𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀.

Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee Kalfadhiga shanaaad oo ajandihiisu ahaa warbixin iyo ka-doodista arrimaha dib […]

𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐀𝐘𝐎 𝐇𝐎𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘

ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka […]

𝐗𝐎𝐆𝐇𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒 𝐖𝐀𝐃𝐀-𝐒𝐇𝐀𝐐𝐀𝐘𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐒𝐀𝐗𝐄𝐄𝐗𝐃𝐀𝐘 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐔𝐍𝐈𝐂𝐄𝐅.

Xoghayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa maanta kala sixiiday heshiis wada-shaqayn. Heshiiskan oo ay si wada jir ah u saxiixeen labada […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐒𝐀𝐅𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐓𝐔𝐑𝐊𝐈𝐆𝐀 𝐔 𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐘𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş. Kulanka oo ku […]

𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐋𝐈 𝐊𝐔 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐉𝐈𝐑𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐃𝐀 𝐂𝐔𝐓𝐔𝐁𝐊𝐀 𝟒-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka […]

 

Degmada Shibis, Km0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

City News & Updates

The latest Egovt news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.#5E8DCA

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya © 2024. Xaquuqaha dhan way dhowranyihiin