Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada Aqalka Sare oo lagu ansixiyay qorshe hawleedyada Guddiyada Golaha Aqalka Sare. Kulanka oo
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro oo ay
Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta, arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee kalfadhiga 7-aad. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa go'aamiyey in Kalfadhiga 7-aad furmo Sabti, 20
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay aas-aaska gole cusb oo mideynaya Baarlamaannada qaaradaha Afrika iyo Asiya oo lagu qabtay Magaaladda Beirut ee
Guddiga La Socodka Dib-u-eegista, Dhaqangelinta Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.
Read MoreGuddiga Dhaqaalah,Maaliyadda,Ganacsiga,Warshadaha,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
Read MoreGuddiga Arrimaha Gudaha, Dib- u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo xirriirka DXDF.
Read MoreGuddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul insaanka, βHaweenka iyo Carruurta Aqalka Sare ee BJFS
Read MoreGuddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, βMaalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.β
Read MoreGuddiga Kheyraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha & Gaadiidka. β Guddi Hoosaadyada Guddiga β
Read MoreGuddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Baniβaadanimada, βWarfaafinta Iyo Dhaqankaβ
Read MoreGuddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatarrada Aqalka Sare ee BJFS
Read More
Dastuurka.pdf
application/pdfDastuurka.pdf Open Download Copy Link 1.15 MB 2025-02-19 February 19, 2025 2025-02-19 February 19, 2025 |
1.15 MB |
1
Su | Mo | Tu | We | Th | Fr | Sa |
---|
" Barbaareey barbaareey, barbaar cafimaadeey baaqa nabadda sooraaca."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
"Badda Soomaaliya ma ahan Neef xoolo ah oo qof suuq gaysan karo."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
"Siyaasad nin qalday ma saxo, wax lagu qaldayna laguma saxo, qarankayagii qabiil baan ku burburinay, wixii aan ku burburinay kuma dhisi karno."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
Β Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Sabti β Khamiis: 8:00 am β 4:00 pm