π†π”πƒπƒπˆπ†π€ π€π‘π‘πˆπŒπ€π‡π€ 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 π€ππ€π‹πŠπ€ 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 πŠπŽπ‘πŒπ„π„π‘ π’π‡π€ππŽ πŠπ” π“π€π†π€π˜ π‡π€π˜’𝐀𝐃𝐃𝐀 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ (π’πŽπƒπŒπ€).
π€ππ€π‹πŠπ€ 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 π€ππ’πˆπ—πˆπ˜π€π˜ π‡πˆππƒπˆπ’π„-π—π„π„π‘π„π„πƒπŠπ€ πƒπ‡πˆπ’πˆπƒπƒπ€ π‡π€π˜’𝐀𝐃𝐃𝐀 πƒπ€πŠπ†π‹πˆπ†π€ 𝐈𝐘𝐎 𝐋𝐀𝐁𝐀 π—π”πππŽπŽπƒ 𝐎𝐎 πŠπ€ πŒπˆπƒ ππŽππŽππ€π˜π€ π†π”πƒπƒπˆπ†π€ πŒπ€πƒπ€π—π€-𝐁𝐀𝐍𝐍𝐀𝐍 𝐄𝐄 πƒπ€π’π“π”π”π‘πŠπ€.
𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 π€ππ€π‹πŠπ€ 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 π€πŠπ‡π‘πˆππ“π€ 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 πŒπ€π‘πˆπ˜π€π˜ π‡πˆππƒπˆπ’π„ π’π‡π€π‘π‚πˆπ˜π„π„πƒπŠπ€ πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ π‡π€π˜’𝐀𝐃𝐃𝐀 πƒπ€πŠπ‡π‹πˆπ†π€.
π†π”πƒπƒπˆπ†π€ π€π‘π‘πˆπŒπ€π‡π€ 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 π€ππ€π‹πŠπ€ 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 πŠπ”π‹π€π πˆπ’π‹π€-π—πˆπ’π€π€ππ“π€π 𝐀𝐇 𝐋𝐀 π˜π„π„π’π‡π€π˜ π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ πƒπ‡π€π‹π‹πˆππ˜π€π‘π€πƒπ€ 𝐈𝐘𝐎 π‚πˆπ˜π€π€π‘π€π‡π€.
π†π”πƒπƒπˆπ†π€ πŠπ‡π€π˜π‘π€π€πƒπŠπ€ ππ€π‘π€ππŠπ€  π€ππ€π‹πŠπ€ 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 πŠπ”π‹π€π π—πŽπ†-π–π€π‘π„π˜π’πˆ 𝐋𝐀 π˜π„π„π’π‡π€π˜ π–π€π’πˆπˆπ‘ πŠπ”-π—πˆπ†π„π„ππŠπ€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 πƒπ„π„π†π€π€ππŠπ€.
π†π”πƒπƒπˆπ†π€ πŠπ‡π€π˜π‘π€π€πƒπŠπ€ ππ€π‘π€ππŠπ€ 𝐎𝐎 π–π€π‘ππˆπ—πˆπ πŠπ€ πƒπ‡π€π†π„π˜π’π“π€π˜ πŒπ€π’π”π”π‹πˆπ˜πˆπˆπ πŠπ€ π’πŽπ‚πƒπ€π˜ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π“π€πŒπ€π‘π“π€ 𝐗𝐅𝐒.

Kulamada iyo Shirarka

SunMonTueWedThuFriSat
Fadhi Guud ee Golaha Fadhi Suuragal ah Kulan Guddi Munaasabad Gaar ah

Dokumentiyada Golaha

All categories
Dastuurka 2
Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
DASTUURKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 2026 Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya September 5, 2026 1.3 MB PDF View
Dastuurka KMG 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
Dastuurka KMG 2012 Dastuurka KMG September 7, 2026 1.2 MB PDF Download
Xeer-hoosaadka 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
Xeer-hoosaad-ka-Golaha Xeer-hoosaadka September 7, 2026 16.6 MB PDF Download
Warbixinada 3
Warbixinta Golaha 3
Title Summary Categories Date Size Type Download
Warbixinta Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare B11aad Warbixinta Golaha September 6, 2026 β€” β€” Download
Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2017 Warbixinta Golaha September 6, 2026 β€” β€” Download
Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2018 Warbixinta Golaha September 6, 2026 β€” β€” Download

Guddiyada Golaha Aqalka Sare

Guddiga Dastuurka

Guddiga La Socodka Dib-u-eegista, Dhaqangelinta Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.
Sii Akhri

Guddiga Maaliyadda

Guddiga Dhaqaalah,Maaliyadda,Ganacsiga,Warshadaha,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
Sii Akhri

Guddiga Arrimaha Gudaha

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib- u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo xirriirka DXDF.
Sii Akhri

Guddiga Garsoorka

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul insaanka, β€ŽHaweenka iyo Carruurta Aqalka Sare ee BJFS
Sii Akhri

Guddiga Arrimaha Dibadda

Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, β€ŽMaalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.β€Ž
Sii Akhri

Guddiga Difaaca iyo Amniga

Guddiga Difaaca iyo Amniga β€Ž
Sii Akhri

Guddiga Kheyraadka Qaranka

Guddiga Kheyraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha & Gaadiidka. β€Ž Guddi Hoosaadyada Guddiga β€Ž
Sii Akhri

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, β€ŽWarfaafinta Iyo Dhaqankaβ€Ž
Sii Akhri

Guddiga Xeer-hoosaadka

Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatarrada Aqalka Sare ee BJFS
Sii Akhri

Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Hoggaamiyeyaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay Guddoomiyaha Golaha iyo laba Guddoomiye Ku-xigeen, kuwaas oo si wadajir ah u hoggaamiya hawlaha Golaha, una xil-saaran hagidda fadhiyada iyo isku-dubbaridka shaqada Golaha.

Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Aqalka Sare waxaa la doortay 22-kii Janaayo 2017, waxaana xilkaas loo doortay Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kadib dhismaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 11-aad, 26-kii Abriil 2022, ayaa mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha.

Aqalka Sare

" Barbaareey barbaareey, barbaar cafimaadeey baaqa nabadda sooraaca."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

"Badda Soomaaliya ma ahan Neef xoolo ah oo qof suuq gaysan karo."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

"Siyaasad nin qalday ma saxo, wax lagu qaldayna laguma saxo, qarankayagii qabiil baan ku burburinay, wixii aan ku burburinay kuma dhisi karno."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriiraΒ  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Β© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.