Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shirguddoomiyay kulanka 17-aad […]
Kulanka wadajirka ah ee Baarlamaanka ee aan caadiga ahayn oo ay shir guddoomiyeen Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa ka qayb galay […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa ka qayb galay […]
Guddoonka Guddiyada Dastuurka ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha Guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayeen Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xasan […]
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Sooomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir gudddoomiyay kulanka 13-aad ee wadajir ah ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo ay goobjoog […]
Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Senator Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) oo ay weheliso Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Golaha Shacabka Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay […]
Muqdisho, Febraayo 14, 2024: Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal […]
Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadwaynaha. Guddiga oo gudanaya […]
Muqdisho, Febraayo 12, 2024: Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal […]
Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saaran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta xafiiskooda Aqalka Sare […]
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley). Xubnaha Guddiga oo […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga magaalada Kigali ee dalka Ruwanda, ayaa soo gebagebeeyay booqashooyinkoodii iyo kulamo khibrad wadaag oo ay […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, oo weli ku jira booqashadooda dalka Ruwanda, ayaa booqday xarunta xasuusta xasuuqii Kigali oo ay ku aasan yihiin maydadka labo boqol iyo konton […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo ku guda jira hawlo shaqo oo ay ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa maanta mar kale booqasho ku kala bixiyay xafiisyada Golaha Sare ee Ruwanda, xarunta […]