Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha Baarlamaanka labadiisa aqal iyo ka shaqeynta shuruucda muhiimka u ah horumarka dowladnimo ee dalka. […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminaayay oo safar shaqo ugu maqnaa wadanka Ruushka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. wafdiga guddoomiyaha oo safar muddo shan cisho ah qaatay waxaa madaarka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Sanatarro iyo masuuliyiin ka tirsan dowlada. […]
Ku-simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, wuxuu hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaaan umadda muslimiinta ah. Guddoomiye Shacbaan wuxuu Alle SWT ugu baryay shacabka Soomaaliyeed in uu ka aqbalo cibaada iyo sadaqada maalmaha barakaysan ee bisha Carafo, wuxuuna […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan Magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, waxay maanta booqdeen Matxafka Dhexe ee Dagaalkii labaad ee adduunka 1941β1945 ee ku yaal Moscow, Caasimadda Dowladda Federaalka Ruushka. Intii Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ay ku guda jireen booqashada ay ku tageen Matxafka […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta ka qayb galay kulanka guud 591aad ee golaha Federaalka (Aqalka Sare) ee dowladda Ruuska. Guddoomiyaha oo maanta khudbad ka jeediyey kulanka ayuu kaga hadlay adkaynta labada Baarlamaan iyo kan labada […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa booqday maanta masajidka cathedralka ee Moscow, waxaana ku soo dhaweeyay imaamka iyo khadiibka masajidka Mudane Ildar Galeev. Guddoomiyaha iyo xubnaha safarkiisa shaqo ku wahelinaayey waxay booqdeen qaybaha kala duwan ee uu ka kooban […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ayaa maanta la kulmay Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada dowlada federaalka Ruushka una qaabilsan arrimaha Afrika iyo Carabta Mudane Mikhail Bagdanov, iyagoo ka wada hadlay xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Ruushka. Wasiirka ayaa sheegay in […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Hoose (State Duma) ee Baarlamaanka Federaalka Ruushka Mudane Vyacheslav Volodin waxayna ka wada hadleen adkaynta xidhiidhka labada dal iyo wada shaqaynta labada Baarlamaan, iyagoo xusay inay […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Ruushka ayaa booqday daljirka daahsoon dhigayna ubax kaas oo ku yaalla darbiga Kremlin-ka caasimadda Ruushka una taagan astaan xusuus iyo ixtiraam loo hayo askartii geeryootay. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa, inta ay ku suganyihiin dalka Ruushka […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah ee uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha golaha Federaalka Baarlamaanka Dowladda Ruushka Marwo Valentino Matvienko waxayna ka wada hadleen adkaynta xidhiidhka soo jireenka ee […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo casuumad rasmi ah ka helay dhigiisa Guddoomiyaha Golaha Federaalka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Ruushka, ayaa maanta gaadhay caasimadda Moscow ee dalka Ruushka. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa, Inta ay ku sugan yihiin Magaalada Moscow ee dalka Ruushka waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaa […]
Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-U-heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanayaa waajibaadkiisa Dastuuriga ah ee korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’addaha dowladda ayaa maanta kulan waydiin oraaheed ah la yeeshay Hayβadda Qaxootiga iyo Barakacaayasha Qaranka iyada oo Guddigu weydiiyay suβaalo iyo warbixino ku […]
Ku-Simaha Guddoomiyaha ahn Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde,Madaxweyne ku xigeenka hirshabelle, Wasiirka gaashaandhiga, Taliyaha ciidanka Xoogga, Sanatarro, Xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, ayaa […]
Ku-Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan ibraahim ayaa maanta xafiiskiisa Kulan kula qaatay khubro ka socday dalka Talyaaniga oo kala ah Dr. Ahmed Faghi Elmi oo ka tirsan Golaha deegaanka Magaaladda Trieste ee wadanka Talyaaniga oo ay la socdeen Prof. Federico Battera iyo Prof. […]
Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-U-heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad ee kalfadhiga Lixaad. Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar Deeqa Xasan Xuseen, ayaa ajandihiisu ahaa ka tashiga kulanka Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha, iyo u yeerida […]