𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐉𝐈𝐑 𝐀𝐇 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘.

Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Senator Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) oo ay weheliso Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Golaha Shacabka Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay […]

𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐗-𝐊𝐀-𝐁𝐄𝐃𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐊𝐌𝐆.

Muqdisho, Febraayo 14, 2024: Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal […]

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐃𝐄𝐄𝐘𝐀𝐘 𝐗𝐈𝐋𝐈𝐆𝐀 𝐋𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐆𝐄𝐋𝐀𝐘𝐎 𝐂𝐔𝐓𝐔𝐁𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐆𝐔 𝐇𝐎𝐑𝐄𝐄𝐘𝐀 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa […]

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024