Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo ku guda jira hawlo shaqo oo ay ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa maanta mar kale booqasho ku kala bixiyay xafiisyada Golaha Sare ee Ruwanda, xarunta […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo howlo shaqo u jooga dalka Ruwanda, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay Wasaaradda Maaliyadda dalkaas iyo xarumaha guddiyada dhaqaalaha Qaranka iyo guddiga dib u […]
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehelisay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo safar shaqo ku jooga Magaalada Kigali ee dalka Ruwaanda, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay madax ka tirsan dalkaas. Xubnaha Guddiga Haweenka ayaa madaxda […]
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa maanta shir-guddoomiyey Kalfadhiga […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa shir guddoomiyay fadhiga kulanka […]
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 7-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Saddexaad ee […]
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 6-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Seddexaad ee Hindise […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo […]
Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare. Ajendaha kulanka ayaa ahaa: Dhageysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka(OC) iyo Guddiga Madaxa-bannan ee […]
Waxaa soo idlaaday Madasha Aqoon-Isweeydaarsiga Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada Doowladaha Xubnaha ka ah Doowlada Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya Aqoon-isweedaarsigan ayaa ayadoo u socday 2 maalinta. Shirkan ayaa lagu qabtay […]
Muqdisho:- 26,Sabtembar 2020: Fadhi wada jir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayey ku meel mariyeen heshiiska siyaasadeed ee doorashada dalka 2020/2021-da, kaas oo hadda […]
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan laqaatay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam oo Booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddomiyaha Aqalka […]