MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA TODOBAAD LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA JFS.Munaasabadda Furitaanka kalfadhiga todobaad labada aqal ee Baarlamaanka JFS, oo uu maanta si rasmi ah u furay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda […]
Xoghaye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarkamaanka JFS Mudane Cabdullahi Xaaji Geedi, ayaa ka qayb galay shirka sanadlaha ah ee Ururka Xoghayayaasha Guud ee Baarlamaannada Afrika (ASGAP) kaas oo ka […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xiddigta […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, oo ay weheliyaan ku xigeennada labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa warbixin ku saabsan dardar gelinta dib-u-eegista Dastuurka ka dhagaystay Guddoonka […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada Aqalka Sare oo lagu ansixiyay qorshe hawleedyada Guddiyada Golaha Aqalka Sare. Kulanka oo […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro oo ay […]
Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta, arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee kalfadhiga 7-aad. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye […]
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa go’aamiyey in Kalfadhiga 7-aad furmo Sabti, 20 […]
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay aas-aaska gole cusb oo mideynaya Baarlamaannada qaaradaha Afrika iyo Asiya oo lagu qabtay Magaaladda Beirut ee […]
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka koowaad kalfadhiga todobaad Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Fanaaniinka geeridii […]
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan xoojinta iyo fahamka habraacyada dib u eegista […]
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta daah furay tababar ku saabsan xoojinta iyo fahamka habraacyada dib u eegista […]
Xildhibaannno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladda Beijin dalka Shiinaha una jooga aqoon kororsi iyo cilmi baadhis ayaa maanta booqday Shirkadda Beijing BBEF […]