Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Md Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde”, ayaa maanta shir […]
Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-U-heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad ee kalfadhiga Lixaad. […]
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee […]
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka JFS. Xubnaha Guddiga maaliyadda oo gudanaya waajibaadkooda […]
Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta ee Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadka uu u xilsaaranyahay ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee kalfadhiga 6-aad ee […]
Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan maanta ku wada yeeshay hoyga Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi, waxayna kaga wada hadalleen dardar galinta habraaca lagu soo dooranayo xubnaha […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa labaad ee Golaha Aqalka Sare. Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa akhrinta […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi ah oo shan maalmood qaadatay oo uu ku […]
Xubno ka tirsan Sanatarrada Aqalka Sare oo qayb ka ah wafdiga Guddoomiye Cabdi Xaashi ee ku sugan dalka Jabuuti, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah guddoomiyayaasha Guddiyada […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo boqasho rasmi ah ku jooga Magaalada Jabuuti, ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya […]
ππππππππππ πππππ ππππππ ππ πππππππ πππππππππ πππππ ππ πππππ πππππππ. Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaah iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa kulan kula qaatay qasriga madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyada […]
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta Baarlamaanka Jabuuti halkaas oo uu ku soo […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jabuuti. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Guddoomiyaha oo casuumaad rasmi […]