Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
January 20, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida

Kulankii 31aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu Ajanda Kulanka: 1)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka. 2)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo […]

Continue Reading
January 20, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyayHindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyayHindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka, ayada oo uu Ajendahu ahaa 1)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka. 2)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada […]

Continue Reading
January 18, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 30aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ee BFS ,Ajandaha; Akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Istaatistikada Qaranka

Kulankii 30aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu Ajandahu ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Istaatistikada Qaranka. Kulanka waxaa shir guddominaayo Guddomiyaha […]

Continue Reading
January 14, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.Ajendaha ;Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Kulankii 29aad ee Kalfadhiga 6aad ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayada oo uu shir Guddominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Sidoo kale waxaa […]

Continue Reading
January 13, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 28aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS, Ajandaha;Akhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida

Kulankii 28aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanka ayaa ah Akhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Guddomiyaha Golaha Aqalka […]

Continue Reading
January 12, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulanka 26aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,Ajendaha; Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Heer Federaal

Kulankii 26aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi .Guddomiye Ku-xigeenka […]

Continue Reading
January 6, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Akhrinta 2aad iyo 3aad ee Hinidse-sharciyeedka Batroolka

Kulankii 24aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Ajandaha kulanka ayaa ah akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Batrooolka.Kulanka waxaa shir guddominaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senatar […]

Continue Reading
January 1, 2020 - In Warar By admin 0 comments

Labada Gole ee Baarlaamka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka doodayeen. 188 Xildhibaan ayaa ogolaatay […]

Continue Reading
December 31, 2019 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 23aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS

Kulankii 23aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeeshay . ayada oo Ajandahu  kulanka ahaay akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka wax Ka Badalka Xeerka Saxaafada. […]

Continue Reading
December 30, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulankii 4-aad ee Kalfadhiga 6aad ee Wadajir ; Ajendaha: Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Miisaniyadda Qaranka 2020

Kulankii 4-aad ee Kalfadhiga 6aad ee wadajir ah oo ay shir Gudoominayeen Gudoomiyayaasha labadda Goaha ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya kaas oo ka dhacay xarunta […]

Continue Reading
December 19, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddiga Kheeyraadka Qaranka ayaa kulan La-tashi Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya

Guddiga Kheyraadka Qaranka ,Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalak Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan La-tashi ah oo kusaabsan Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah […]

Continue Reading
December 19, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulanka La-tashi Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ee Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta

Guddiga Hormarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bini’aadanimada, Warfaafinta Iyo Dhaqanka ee Aqalak Sare ayaa la yeeshay Kulan La-tashi ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ayaa […]

Continue Reading
December 15, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dalka

Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dalka .Kulanka ayaa kusabsanaa Hindise-sharciyeedka Hawlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka […]

Continue Reading
December 14, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida

Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dalka .Kulanka ayaa kusabsanaa Hindise-sharciyeedka Hawlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka […]

Continue Reading
December 11, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shuurada Dalka Qatar

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa shir gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shuurada( Baarlamaanka) Qadar. Labada Guddoomiye aya ka wada hadlay xooninta xiriirka Labada Baarlaamaan iyo is dhaafsiga waaya-aragnimada Sharci-dejineed ee […]

Continue Reading
  • Previous
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • Next

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.