Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
August 31, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddoonka labada Aqal ee BFS ayaa kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socday Midowga Yurub (EU)

Muqdisho:-31,Agoosto 2019 Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhd tahay 31/08/2019 kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socday Midowga Yurub (EU). Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi […]

Continue Reading
August 28, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddiga Maaliyadda ee Golaha Aqalka Sare ayaa kulan kula la yeeshay masuuliyiin ka socota Hay’adda Adam Smith International

Muqdisho:- 27/08/2019, Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda ,Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare wuxuu kulan kula yeeshay xarunta Aqalka Sare masuuliyiin ka socota Hay’adda Adam Smith International. Kulankan waxaa […]

Continue Reading
August 26, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Safar shaqo uu ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi waxaa garoonka Diyaaraaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo Dhoweeyay Senataro ka tirsan Aqalka Sare iyo mas’uuliyiin ka tirsan […]

Continue Reading
July 24, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare oo marsiiyaya Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka shirkadaha

Muqdisho:- Talaado 23, Luulyo 2019. Kulankii 12aad ee kalfadhiga 5aad oo uu yeeshay Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka dhacay Xarunta Aqalka Sare BFS ayadoo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha […]

Continue Reading
July 22, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddiyada Joogtada ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Casho sharaf si wdaajir ah u yeeshay

Muqdisho:-22, Luulyo 2019 Caawa waxa casho sharaf wada yeeshay Guddiyada Joogtada ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedku waxa uu ahaa xoojinta wada-shaqeynta labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. […]

Continue Reading
July 21, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ayaa kulankii 11aad ee kalfadhiga 5aad, Ka dooday Ajendaha :Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dawladda

Golaha Aqalka Sare ayaa kulankii 11aad ee kalfadhiga 5aad ,ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare BFS ayadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi […]

Continue Reading
July 19, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa qaabilay safiirka dalka UK ufadhiyo Soomaaliya

Muqdisho:-Khamiis  18,Luulyo 2019 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa qaabilay safiirka dalka UK ufadhiyo Soomaaliya Mudane Ben Fender. Guddomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada […]

Continue Reading
July 18, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Horumarinta Baarlamaannada Addunka

Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qayb galay shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaannada ee ka dhacaya magaalada Mooskow ee […]

Continue Reading
May 8, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Guddomiye Ku-xigeenka Guddiga Qorsheynta, ee Golaha Aqalka Sare-BFS ayaa Kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynta

Guddomiye Ku-xigeenka Guddiga Qorsheynta, maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ee Golaha Aqalka Sare-BFS Senator Prof.Mohamed Faarax Cusman(Dhagajuun) Iyo senatarada ka tirsan Guddiga ayaa kulan la yeeshay Wasirika Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta […]

Continue Reading
  • Previous
  • 1
  • ...
  • 4
  • 5
  • 6

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.