Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
December 9, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka qeeyb galay Shirka 7aad ee IPU ee la dagaalanka Musuq maasuqa

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa. Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo […]

Continue Reading
December 4, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad Akhrinta 3-aad ee Hindise-Sharciyedka Canshuuraha Furdooyinka

Muqdisho :- 04.12.2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad […]

Continue Reading
December 3, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare aya ansixiyay Hindise-Sharciyedka Wax-ka bedelka Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka

Muqdisho :- 03.12.2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 20 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad […]

Continue Reading
December 2, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulakii 19aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Ajendaha ;Akhrinta 2aad ee Sharciga Wax-ka Badelka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka.

Muqdisho:- 01.12.2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 19aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi […]

Continue Reading
November 30, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,ajendaha Kulanka

Muqdisho :- 30.11.2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar […]

Continue Reading
November 27, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad ee labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  ayaa yeeshay kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad kaa oo ahaa wadajirka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Waxuuna ka dhacay Villa Hargeysa (Xarunta Golaha Shacabka)  ,ayadoo ajandaha kulanka […]

Continue Reading
November 25, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kalfadhiga 6aad Kulankiisa 16 aad oo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare ayaa yeeshay xarunta Aqalka Sare kalfadhiga 6aad Kulankiisa 16 aad oo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi. Sidoo […]

Continue Reading
November 24, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulankii 15 aad ee kalfadhiga 6aad ,ajendahu ayaa ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka shirkadaha..

Muqdisho:-24,Nofeembar 2019 Golaha Aqalka Sare ayaa yeeshay Kulankii 15 aad ee kalfadhiga 6aad waxaana uu ka dhacay Xarunta Aqalka Sare BFS ayadoo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka […]

Continue Reading
November 23, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Kulakiisa 14aad ee Kalfadhiga 6aad

Muqdisho :- 23 , Nofeembar 2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 14aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha […]

Continue Reading
November 21, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Wax Ka badalka Sharciga Iibka Qaranka

Continue Reading
November 21, 2019 - In Warar By admin 0 comments

kulan Wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Akhrinta 1aad e Miisaaniyadda 2020ka ee dalka

kulanka Wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Akhrinta 1aad e Miisaaniyadda 2020ka ee Dalka ayaa qabsoomay 20,Nofeembar 2019. Guddoonka Labada Aqal Ayaa goob joog ahaa, ayadoo ay […]

Continue Reading
November 19, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Shirka Ka-tashiga Hindise -Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Golaha Aqalka Sare iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya

Shir ku sabsanaa Ka-tashiga Hindise -Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Golaha Aqalka Sare iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya Ayaa lagu soo gabagabeeyay […]

Continue Reading
November 10, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare oo kulan  kuyeeshay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.

Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare Abdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan […]

Continue Reading
November 6, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) ,Kulakii 11aad ee Kalfadhiga 6aad

Muqdisho:- 05.11.2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 11aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi […]

Continue Reading
November 6, 2019 - In Warar By admin 0 comments

Kulankii 10aad ee Kalfadhiga 6aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya

Muqdisho:- 04.11.2019 Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulankii 10aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi. Ajanadaha Kulanka […]

Continue Reading
  • Previous
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • Next

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.