Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehelisay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, […]
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo safar shaqo ku jooga Magaalada Kigali ee dalka Ruwaanda, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay madax ka tirsan dalkaas. Xubnaha Guddiga Haweenka ayaa madaxda […]
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa maanta shir-guddoomiyey Kalfadhiga […]
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa shir guddoomiyay fadhiga kulanka […]
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi {Timacadde, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 7-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Saddexaad ee […]
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ก๐๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 6-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta Seddexaad ee Hindise […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo […]